SaaS-ka Schoolada, Machadyada & Madarisadaha

Kusoo Dhawoow Hormuud System

Nidaam casri ah oo aad ku maamulayso goobtaada waxbarasho — si fudud, degdeg ah, iyo ammaan leh. Hal meel ka maamul ardayda, macallimiinta, maaliyadda iyo waalidiinta.

Hal bil bilaash Af-Soomaali Mobile & Computer
Hormuud System dashboard ee computer-ka iyo mobile-ka
Qaybaha Hormuud System

Dhammaan waxa aad u baahan tahay — hal nidaam

Sodde casri ah oo loogu talagalay Schoolada, Machadyada iyo Madarisadaha.

Student Portal
👨‍🎓Hormuud Module

Student Portal

Maamulka ardayda — xogta ardayda si fudud ayaad ugu shubaysaa. Ardayga cusub hore uma luminayo xogtiisa. Kaga maarmo buugaagta iyo Word.

Xaadiriska & Maqnaanshaha
📝Hormuud Module

Xaadiriska & Maqnaanshaha

Macallinku si fudud u diiwaangelin karaa Xaadir, Maqan, ama Daahay. Maamulka markiiba ayuu arkayaa xogta xaadiriska.

Maaliyadda Dugsiga
💰Hormuud Module

Maaliyadda Dugsiga

Diiwaangelinta lacagaha, xisaabinta deymaha, iyo soosaarista rasiidhada — si toos ah. Arday walba wuxuu ka arkayaa lacagihiisa.

Nidaamka Ogeysiisyada
📢Hormuud Module

Nidaamka Ogeysiisyada

Hal mar u dir waalidiinta fee-ga bisha, fasaxyada, ogeysiisyada iyo natiijooyinka — Mobile iyo WhatsApp.

Imtixaanaadka & Natiijooyinka
📊Hormuud Module

Imtixaanaadka & Natiijooyinka

Iskaa ugu xisaabi dhibcaha, darajooyinka iyo celceliska. Uma baahnid Excel — nidaamku waa otomaatig.

Maamulka Faracyada
🏫Hormuud Module

Maamulka Faracyada

Hal meel ka maamul Xarunta Guud, Burco, Hargeysa iyo faracyada xaafadaha. Farac kasta xogtiisa gaarka ah.

Akoonka Ardayga & Waalidka
👤Hormuud Module

Akoonka Ardayga & Waalidka

Qof kasta wuxuu si ammaan ah u arkayaa xaadirka, natiijooyinka, lacagaha iyo ogeysiisyada — xogtiisa keliya.

Waxyaabaha gaarka ah ee Hormuud System

Casri, ammaan, oo loo dejiyey goobaha waxbarasho ee Soomaaliyeed.

  • Hal bil oo bilaash ah oo tijaabo ah
  • Maamulka iyo macallimiinta waa lagu tabobarayaa
  • Nidaam fudud oo Af-Soomaali ah
  • Mobile, Tablet iyo Computer waa laga adeegsan karaa
  • Amni adag iyo kaydin xog ammaan ah
  • Dib-u-habayn joogto ah
  • Waalid iyo Arday si fudud ayay u adeegsan karaan
  • Taageero 24/7 oo Af-Soomaali ah
🎁 Hal Bil oo Bilaash ah

Qiimaha Hormuud System

Dhammaan dugsiyada cusub waxay helayaan hal bil oo tijaabo ah oo bilaash ah.

Starter
$30/bishii
Ilaa 100 Arday
🎉 Qiimo Dhimis 25%
  • Dhammaan adeegyada nidaamka
  • Student & Attendance
  • Maaliyadda asaasiga ah
  • Taageero email
Bilow Hadda
Caan baxay
Standard
$100/bishii
100 – 500 Arday
🎉 Qiimo Dhimis 25%
  • Dhammaan adeegyada nidaamka
  • Nidaamka Imtixaanaadka
  • WhatsApp & SMS notifications
  • Taageero degdeg ah
Bilow Hadda
Premium
$200/bishii
Xarun + Faracyo Badan
🎉 Qiimo Dhimis 25%
  • Dhammaan adeegyada nidaamka
  • Maamulka faracyo aan xaddidnayn
  • Akoon admin dhexe
  • Taageero gaar ah 24/7
Bilow Hadda

Nagala soo xidhiidh

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo? Waxaynu kaa caawin doonaa hal mar.